Janbari: Baro English

Mushtaq Ahmad

Janbari: Baro English app icon
0.0 starsFree
17+Version 1.0Updated 10/6/2026, 10:12:49 PM
Open in Store

Janbari waa app loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay si fudud oo nidaamsan u bartaan luuqadda Ingiriisiga. Waxaad ka bilaabi kartaa heerkaaga hadda, kadibna tallaabo-tallaabo ayaad u horumarin kartaa akhriska, fahamka, ku-hadalka iyo pronunciation-kaaga. Janbari waxaad ka heli kartaa: • Casharro Ingiriisi oo nidaamsan • Heerarka A1 ilaa C1 • AI Teacher kaa caawinaya barashada • AI Speaking aad Ingiriisiga kula tababaran karto • Pronunciation kaa caawinaya ku dhawaaqista saxda ah • Points, streaks iyo achievements dhiirrigeliya joogtaynta • La socodka horumarkaaga maalin kasta Haddii aad hadda bilaabayso Ingiriisiga ama aad rabto inaad sare u qaaddo heerkaaga, Janbari wuxuu ku siinayaa waddo cad oo aad maalin kasta wax yar ugu horumarto. Baro. Ku celceli. Ku hadal Ingiriisiga si kalsooni leh.

Released
2026-10-06T07:00:00Z
Current version
1.0

Screenshots

Janbari: Baro English screenshot 1Janbari: Baro English screenshot 2Janbari: Baro English screenshot 3Janbari: Baro English screenshot 4Janbari: Baro English screenshot 5Janbari: Baro English screenshot 6