BAJAAJLE

Jamal Omar

BAJAAJLE app icon
0.0 starsFree
4+Version 1.0.3Updated 10/1/2026, 6:51:53 PM
Open in Store

Soo dajiso Bajaajle app. Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh. AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH • Darawal tixraac leh: Darawal kasta waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, waxaad arki karta magaca, sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin. • Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba: Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga, si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si live ah inta safarku socdo. • Badhanka degdegga (SOS): Haddii aad qatar la kulanto, hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa. QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY • Ogow qiimaha ka hor dalabka: Wax qarsoon ama lama-filaan ah ma jiraan. • Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan: Adiga iyo darawalku waxaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka, safar kastana waa mid daah-furan. • Ku bixi lacagta sida kuu habboon: EVC Plus ama Cash middii aad doonto ayaad ku bixineysaa. HUFNAAN IYO TAYO AAD KU KALSOONAAN KARTO • Darawalka kuugu dhaw: Darawlka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya • Safaro degdeg ah: Dalbo kadibna Map-ka si live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo. • Qiimee safar kasta: Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa. DARAWALLADA: La shaqee Bajaajle oo dakhli ku samee rabitaankaaga. Diiwaangeli mootadaada, noqo online, oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn, adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka. Bajaajle — Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan.

Developer website
https://bajaajle.com/
Released
2026-09-04T07:00:00Z
Current version
1.0.3

Screenshots

BAJAAJLE screenshot 1BAJAAJLE screenshot 2BAJAAJLE screenshot 3BAJAAJLE screenshot 4BAJAAJLE screenshot 5