Buley Data
Buley
Shirkada buley data waa shirkad aad ka iibsan karid internet ka ugu qiimaha jaban buley data waxaa kuugu diyaar ah shirkadaha bixiya adeeg internet sida Hormuud, Somtel, Somnet, Amtel, Somlink. Hanaanka lacag bixin aad ku adeegsan karid buley data waa • EVC PLUS • JEEB • eDAHAB Ku dooro buley data Qiimo jaban Adeeg deg deg ah 24/7
Developer website
https://apps.apple.com/us/developer/buley/id1824977236?uo=4Released
2025-07-09T07:00:00Z
Current version
1.0.8