Quran Somali & English

Liban Jama

Quran Somali & English app icon
4.2 stars5 reviewsFree
4+Version 1.6.4Updated 7/8/2026, 11:17:33 PM
Open in Store

Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, awowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo. appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay. Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada. Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay. Subixii, fiidkii iyo Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf iyo adkaarta habeenkii iyo subixii. -- This app was created as a continuous charity (sadaqah jariyah) and dedicated to our father, our grandfather, our brother Cali Jaamac — may Allah forgive his sins. The app reminds you each time you open it to make du‘a for all of our deceased parents and elders. The app allows you to copy any verse and its translation and share it with family and friends. The app lets you create lists of your favorite verses. Every morning, evening and on Fridays, the app will send you a reminder to read Surah Al-Kahf, and your morning evening adkar

Released
2021-10-13T07:00:00Z
Current version
1.6.4
Reviews & Ratings
4.2
out of 5
5
4
3
2
1
⚠️ Users report mixed experiences
5 reviews

Screenshots

Quran Somali & English screenshot 1Quran Somali & English screenshot 2Quran Somali & English screenshot 3Quran Somali & English screenshot 4Quran Somali & English screenshot 5