Dhaweeye

TABAARAK ICT SOLUTIONS

Dhaweeye app icon
3.9 stars99 reviewsFree
4+Version 1.1.26Updated 1/6/2026, 11:29:01 PM
Open in Store

Qaabka is diiwaangalinta -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa. Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye. 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara. 3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga. 8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka. 9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka. 10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.

Released
2018-08-05T01:50:31Z
Current version
1.1.26
Reviews & Ratings
3.9
out of 5
5
4
3
2
1
⚠️ Users report mixed experiences
99 reviews

Screenshots

Dhaweeye screenshot 1Dhaweeye screenshot 2Dhaweeye screenshot 3Dhaweeye screenshot 4Dhaweeye screenshot 5Dhaweeye screenshot 6